From Wikipedia, the free encyclopedia
imbiraadooriyada biizantiin ama rimintooyada ruum ama rimintooyada roomanka bari (afka gariiga; Βασιλεία Ῥωμαίων) [1] waa dawlad kirishmis ah oo soo baxday kadib markay u qebsantay imbiraadooriyada roomanka labo qaybood oo kala ahaa roomanka bari iyo roomanka galbeed, midaan dambe waxay duntay duntay qarnigii shanaad miilaadi, roomanka bari waxey sii jireen kun sano ilaa ee cusmaaniyiinta furteen Qosdandiiniya 1453, waxyna ahayd sii socoshada imbiraadooriyadii roomanka, waxey ilaalisay dhaqanka iyo ilbaxninmada roomanka, mudadii ee jirtay waxey ahayd awooda dhaqaale iyo mida milatari ee ugu weyn yurub, caasimadeed Qusdandiiniya waxey ahayd tan ugu horeesa magaalooyinka kirishmiska xaga hormarka iyo aqoonta, waxeyna u ahayd xarun diimeed kirishmiska bari.
Imbiraadooriyada roomanka bari Βασιλεία Ῥωμαίων Basileía Rhōmaíōn aImperium Romanum' | |||||
Boqortooyo | |||||
| |||||
| |||||
Baaxada boqortooyadii Roomaanka Bari 555 miilaadi, waqtigaas oo hoos imaadeesay Jistinyaan I , ee ugu balaarneyd tan iyo dhicistii Boqortooyada Roomaanka Galbeedka ( dowladihii dhexe waxaa lagu muujiyay casaan). | |||||
Caasimadda | Qusdandiiniya(330–1204، 1261–1453) | ||||
Luqadaha
| |||||
Diinta
Kirishmis (kaniisada artodokoska bari)(waxaa lagu dhawaaqay inay xor tahay go'aankii Milan 313; ka dib 380 waxay noqotay diinta dawladda ) | |||||
Government | Boqortooyo la doorto[3] | ||||
Liiska boqorada biriizanda | |||||
- 395–408
Arkaadiyoos | |||||
- 527–565
Jistinyaan koowaad | |||||
- 610–641
Hiraqla | |||||
- 717–741
Liyoon sedexaad | |||||
- 976–1025
Baasiil koowaad | |||||
- 1081–1118
Aleksiyoos koowaad | |||||
- 1259–1282
Mikhail shanaad | |||||
- 1449–1453
Qusdandiin kowiyo tobanaad | |||||
Waagii | Qarniyadii dambe ilaa qarniyadii dhexe ee dambe | ||||
- Maximum (diyaarshi)
Abriil 1, 286 | |||||
- Qusdandiiniya
May 11, 330 | |||||
- Qaybtii u dambaysay ee bari-galbeed ee boqortooyada ka dib dhimashadii Tiyuodos
Janaayo 17, 395 | |||||
- Dhicitaankii boqortooyada roomanka galbeed
Abriil 25, 480 | |||||
- Weerarka afaraad ee saliibiyiinta aasaasida boqortooyada laatiinka
Abriil 12, 1204 | |||||
- Dhicitaankii Qusdandiiniya
May 29, 1453 | |||||
- Dhicitaankii imbiraadooriyada daraabazoon
Agoosto 15, 1461 | |||||
Area | |||||
- 565 miilaadi
2,700,000 km2 (1,042,476 sq mi) | |||||
Population | |||||
- 556 est.
16,000,000d | |||||
- 565 miilaadi est.
19,000,000 | |||||
Density
7 /km2 (18.2 /sq mi) | |||||
- 775 miilaadi est.
7,000,000 | |||||
- 1025 miilaadi est.
12,000,000 | |||||
- 1320 miilaadi est.
2,000,000 | |||||
Lacagta
Solduus، histameenoon iyo haybarbiiroon | |||||
Warning: Value not specified for "continent" |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.