From Wikipedia, the free encyclopedia
Waroodka Howlwadaag waa dagmo ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir 17 diisa degmo waana halbowlaha ganacsiga Soomaaliya gaar ahaan magaalada muqdisho waxaana ku yaal xaruma ganacsi sida shirkada isgarsinta kuwa xawaldaha & suqa ugu weyn wadanka ee Bakaaro.
Waroodka Howlwadaag | |
---|---|
هولوذاج | |
Dalka | Soomaaliya |
Gobol | Banaadir |
Degmo | Howlwadaag, Muqdisho |
Waaxyaha | : 6 xaafadod |
Dowlada | |
• Duqa | Cabdikariin Cali kaar Cabdi (Gudoomiyeha) |
Area | 45 km2 (17 sq mi) |
Joogga | 5 m (16 ft) |
Tirada dadka (2012) | |
• Dhammaan | 30,221 |
• Cufnaanta dadka | 670/km2 (1,700/sq mi) |
Magac kale | Reer Howlwadaag |
Aag saacadeed | UTC+3 (UTC) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (UTC) |
Thiinada Boostada | 10003 |
Thiinada Tel | Hortel 065, Telecom 028 Nationlink 044 |
Ciidaha | Ciid Carafo, Ciid al-Fitr |
Maalinta Ciidda | 10ka Carafo iyo 1da soon fur |
Website | mogadishucity.net/degmada_howlwadaag |
E-mail: dc.howlwadaag@mogadishucity.net |
Waana degmada kaliya ee ugu Dugsiyo Sare badan waxaya leedahay Lix Dugsi Sare, waxaana ka soo bixi jiray arayda ugu faraha badan wadanka guud ahaan, waxaa kale oo ay caan ku ahayd dhnaka cayaaraha sida kubadda cagta iyo kolayga oo ah markhaati ma guurtaan siday ugu badnaayeen kooxihii wadanka ka dhisnaa ilaa heer Qaran, waxaa kale oo ay lahayd Garookii ugu weynaa xamar marka laga reebo labada garoon ee caanka sida stadium mugadishu iyo stadium konis.
H/wadag waxa ay ukala baxda Xaafado badan:-
Wadooyinka mara waxa aya kala yihiin 30ka, Wadnaha, Warshdaha iyo Maka Al Mukaram.
Waa afar oo kala ah sidaan: -
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.