From Wikipedia, the free encyclopedia
Hadeyaanku waa jiyooloojiyada ka hor Arkeyaan. Waxay ka bilaabatay samaynta dhulku qiyaastii 4.6 bilyan sano ka hor, waxayna dhammaatay 4 bilyan oo sano ka hor. Magaca "Hadeyaan" wuxuu ka yimid Hades, Giriiga "gunta dhulka", sababtoo ah xaaladaha dhulka wakhtigaas. Juquraafiga Preston Cloud wuxuu markii ugu horeysay adeegsaday ereyga 1972. Duqeymaha Meteyoriit, foolkaanooyin iyo heerkulka sare ayaa aad ugu baahay dhulka hore.
|
| |||||||||||||||||||||
Maqaalkaan cilmiga dhulku waa la bilaabay. Waad ka caawin kartaa Wikipedia in aad sii balaarisid. |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.