Gurgura, Gorgorah ama Gurgure (Af Ingiriis : Gurgura, Af Carabi : ar) waa qabiil ka tirsan Beelaha Dir, ee Dadka Soomaalida. Qabiilka Gurgure waxaa intooda ugu badan degaan ku yihiin deegaanka Oromada (Kilidhka 4aad) wadanka Itoobiya. Sidoo kale waxaa laga helaa deegaanada Soomaali Galbeed, deegaanka Canfarta iyo meelo ka mid wadanka Soomaaliya.

Quick Facts Meelaha ay ku badan yihiin, Luqada ...
Gurgura
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Jabuuti
 Itoobiya
Luqada

Oromo, Af-Soomaali iyo Af Carabi

Diinta

Islam (Sunni)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Ciise, Gadabuursi, Surre, Bursuuk, Biimaal , Garre iyo qeybaha kale Dir.

Close

Hordhac

Thumb
Ugaas Buux, wuxuu ka mid ahaa madaxda Gurguraha.

Beesha Gurgure waxay ka mid tahay Madaxweyne Dir, taasi oo iskuxidha Gurguraha, Gurreha iyo Gariireha iyo beelo kale oo Madaxweyne Dir ka tirsan.[1]

Dir

Dir, magaca saxda ah: Abukar waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland(1)), Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari(4) iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta(5).[2][3][4][5]

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.