Google Translate

From Wikipedia, the free encyclopedia

Google Translate

Google Translate (Turjumaadka Google) waa adeeg turjumaad mashiin oo bilaash ah oo ay soo saartay Google, si loogu turjumo qoraalka iyo website yada. Laga bilaabo Abriil 2025, Google Translate wuxuu turjumi karaa 109 luqadood oo heerar kala duwan ah iyo laga bilaabo 2016, 500 milyan oo adeegsadoyaal ah, 100 bilyan oo eray oo malintii la turjumo.[1].

Thumb

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.