Gegada diyaaradaha Baardheere
From Wikipedia, the free encyclopedia
From Wikipedia, the free encyclopedia
Gegada diyaaradaha Baardheere (Af Ingiriis : Bardera Airport) (IATA: BSY[3], ICAO: HCMD) waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Baardheere, gobolka Gedo ee wadanka Soomaaliya.[4]
Gegada diyaaradaha Baardheere Bardera Airport | |||
---|---|---|---|
IATA: BSY – ICAO: HCMD | |||
Macluumaad Guud | |||
Nuuca Garoonka | Dadweyne | ||
Milkiilaha | Wasaarada Duulista | ||
Adeegyada | Baardheere, Soomaaliya | ||
Joogga Heerka badda | 550 ft / 168 m | ||
Isuduwe | 02°20.203′N 042°18.462′E | ||
Maabka | |||
Meesha kaga taalo Soomaaliya | |||
Macluumaad | |||
Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
m | ft | ||
15/33 | 1,300 | 4,265 | Sand |
Isha warbixinta: [1][2] |
Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.