Dekada Saylac

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dekada Saylac
Remove ads

Dekada Saylac (Af Ingiriis : Port of Zeila ama Zeila Port) waa dekada qadiimiga ah ee magaalada Saylac, Somaliland. Dekadani waxay ka mid tahay kuwa ugu da'da weyn Geeska Afrika.[1] In kastoo dekadu si fiican u dhisnayn, hadana waxaa laga soo dejiyaa alaabo, shidaal iyo badeecado kale oo laga keeno Jabuuti iyo Yemen.

Quick Facts Dekada Saylac Port of Zeila, Meesha ku taalo ...
Remove ads

Dekadaha Somaliland

Wadanka Somaliland waxay leedahay xeebta ugu dheer qaarada Afrika,[2] taasi oo u suurtogelisay ineey yeelato tiro badan dekado ah. Si kastaba ha ahaatee, dekadaha ugu waaweyn ee si xoogan uga shaqeeya wadanka Soomaaliya waxaa ka mid ah:

Dhinaca kale, wadanka Soomaaliya waxaa ku yaala tiro badan oo dekedo dabiici ah, qaar kale qadiimi yihiin. Dekeda ugu weyn wadanka waa Dekada Muqdisho oo Dawlada Federaalku gacanta ku hayso. Sidaas ay tahay waxaa jira tiro badan oo dekedo ah; kuwaasi waxaa ka mid ah: Caluula, Maydh, Dekatul Raxmaan, Lughaya, Eyl, Qandala, Xaafuun, Hobyo, Garacad iyo Ceelmacaan.

Remove ads

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads