From Wikipedia, the free encyclopedia
Calgary waa kan ugu weyn labada magaalo ee waaweyn ee Alberta, kan kalena waa Edmonton. Magaaladu waxay leedahay dad ah 1.239,220, magaaladuna ay ku jirto xaafadaheeda waxaa ku nool dad gaaraya 1,392,609.[1][2]
Calgary caan waa caan u ah Calgary Stampede Rodeo. Munaasabada waxaa la qabtaa July kasta. Calgary waxaa loo yaqaan 'Stampede City' sababtoo ah tan.[3]
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.