From Wikipedia, the free encyclopedia
Bon waa magaalo 4 ugu weyn Gobolka Awdal, waxay qani ku tahay waxyaabo badan sida Beeraha Iyo Xoolaha Nool, waxaa ku yaal 3 school oo hoose dhexe, iyo School sare. Magaaladu waxaa dagan Template:Oo qof30 000, Waxay Caan ku tahay Magaaladaasi Hilibka La yidhaah Solayga, oo ah run ahaantii Hilib aad u macaan waxaan odhan karnaa wa magaalada ugu Hilib Karis macaan Awdal waxa daga magaalada beelaha Cali dable reer kaliil reer maxamuud oo dhammaantood ah beesha bahaber celi
Magaaloyaasha Gobolka Awdal | |
---|---|
Baki · Bon · Boorama · Dilla · Lughaya · Saylac |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.