Awdheegle

From Wikipedia, the free encyclopedia

Awdheegle

Awdheegle waa degmo ka tirsan degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose waxey caan ku tahay dhul beeraadka.iyo wax soo saarka Degmada Awdheegle waxaa dago Beesha Begediga qeybaheeda kala duwan sida quriile quraabane abaasaad abaa abaa iyo abaajibil iyo Besha Garre dhamaantoodaba waa dad ahlu diin ah, muruqooda maalato ah nabadda iyo deris wanaagga aad u tixgelisa. Ka hor dawladii kacaanka shacbiga umada soomaaliyeed ee maxamed siyaad bare awdheegle waxeey ka mid aheed meelaha daqliga dawaladiisa kasoo gali jirtay waxeeyna ahayd dhulalka qudaarta inta badan laga dhoofin jiray dalkeena soomaaliya aadna uqeyraadsanaa wax soo sarkiisa xitaa la isku dayay in shidaal laga qodo iyo macdano qaali kadibna suurta galiweyday arintaasi shacabkiina diidan.

Quick Facts Wadan, Gobol ...
Awdheegle
Awdheegle is located in Somalia
Awdheegle
Location in Somalia.
Wadan Soomaaliya
GobolShabeellaha Hoose
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Close

4- Abaajabal

5- Reer Cumar

More information Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose ...
Close
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.