Aarsenik (ingiriis: Arsenic) astaanta (As) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay sodon-iyo-sadex (33). Curiyaha Aarsenik waa Bir la Mood ka tirsan curiyayaasha Guruubka 15aad, (Pnictogens), ee Diwaanka Curiye.

Aarsenik

Thumb
Curiyaha Aarsenik

Aarsenik waa adke, midab cagaar madoow leh taas oo inta badan la helo ayadoo iskudhisyo ka mid ah, inta badan Salfarta.

Markii u horeeysay curiyahan waxaa helay saynisyahan Albertus Magnus sanadkii 1250.

Isku dhisyad Aarsenik iyo Naxaasta waxaa laga sameeyaa jaandiga ku dhex jira beeytariga baabuurta iyo sheeyo kale oo kul iyo koronto gudbiyeyaal ah. Neefta Aarsenik waa mid sun ah oo noolaha neefsada waxyeelayn karta.



Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.