![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/b/b6/Khaled_Ebn_El-Walid_Mosque3.jpg/640px-Khaled_Ebn_El-Walid_Mosque3.jpg&w=640&q=50)
Ximsa
From Wikipedia, the free encyclopedia
Ximsa (afka carabiga; حمص) waa magaalo ku taal suuriya, waana magaalada sedexaad ee ugu weyn xaga dadka marka laga yimaado dimishiq iyo xalab, galbeedka suuriya ayee dhcdaa, gobolka ximsa ayee magaalo madax u tahay, magaalada waxay isku xere weyn u tahay magaalooyinka suuriya, waxayna sidaas ku noqotay meel ganacsi oo fariid ah.
Quick Facts Ximsa حِمْص (Af-Carabi), Dalka ...
Ximsa | |||||
---|---|---|---|---|---|
City | |||||
Magaalada ximsa landmarks Martyrs' Square with the Old Clock • masjidka Khalid ibn Waliid • Al-Baath University • Khalid ibn al-Walid Stadium | |||||
Nickname(s): Mother of the black stones (أم الحجار السود)[1] Al-'Adhiyyah (الْعَذِيَّة)[lower-alpha 1] The city of Ibn al-Walid (مدينة ابن الوليد) | |||||
Coordinates: 34°43′51″N 36°42′34″E | |||||
Dalka | ![]() | ||||
Gobolka | Ximsa | ||||
Degmo | Ximsa | ||||
Xaafad | Ximsa | ||||
La degay | 2000 BCE | ||||
Dowlada | |||||
• Gudoomiyaha golaha degmada | Abdullah Al-Bawab | ||||
Area | 48 km2 (19 sq mi) | ||||
• Urban | 76 km2 (29 sq mi) | ||||
• Metro | 104 km2 (40 sq mi) | ||||
Joogga | 501 m (1,644 ft) | ||||
Tirada dadka (2017) | |||||
• City | 775,404 [3] | ||||
Magac kale | Af Ingiriis : Homsi Af Carabi : ar | ||||
Aag saacadeed | UTC+2 (EET) | ||||
• Xagaa (DST) | UTC+3 (EEST) | ||||
Furaha | 031 | ||||
Geocode | C2528 | ||||
Climate | Csa |
Close