![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/6/69/Somalia_location_map.svg/langso-640px-Somalia_location_map.svg.png&w=640&q=50)
Xeraale
Herale District Council / From Wikipedia, the free encyclopedia
Herale waa degmo ku taalo gobolka Galgaduud ee bartamaha Somalia name=": Herale inta aysan magaalo noqon waxaa kuyaalay ilaa hadana astaan u ah balli[1]' lagu magacaabi jiray (xeryaale) waxa uuna kuyaalaa bartamaha magaalada balliga xeryaale waxa uu caan ku ahaa oo ka atooraynjiray libaax lagu naynaasi jiray cageey waxaase ugu dambayn kaga gooyay libaaxii loogali waayay beesha fiqi maxamed intaas kadib waxaa isugu yimid balliga dadweynihii xoolo dhaqatada ahaa wayna ka biyo cabi jireen balliga beesha beesha cabdale gutaale waxa ay bilaabeen in ay tuulo kadhigaa oo waxa ay ka qodeen ilaa 100 barkadood taariikhdu markay ku beegnayd 1990 oo uu ka dhexeeyay ganacsi iyo somalinimo waxayna noqotay magaalo looyaqaano xeraale waxaana kutubada kuraacan jira kumanaan somaali ah oo ka kalasocda degmooyinka ku hareraysnaa magalada haatan dagmadu waa degmo aad u baaxad weyn waxaana hoos taga deegaano aad u badan sida Miirjiicleey, Lajiide,Dusmaaley, Aricadys,Mayeeraan, beyacad, xanan tuur, ceel-shiikh, baraago diirshe, Qalaanqalle, kor-udhiska, laanqaylo,baligod, xamurre, jiic-bacaad baali haawd Degaanka Indhayare iyo Degaanka Madina kuwo kale oo badan. dadka dagan dagmada Xeraale waxaa lagu qiyaasay dad gaaraya 500,000 oo Qoys. Waxa dagan beesha surre [xiniftire maha Dir)