Siinoon
From Wikipedia, the free encyclopedia
Siinoon (ingiriis: Xenon) astaanta (Xe) waa curiye kimiko oo leh tiro atom kontan-iyo-afar ah. Waxay xubin ka tahay guruubka 18 ee Diwaanka Curiye iyo neefta loo yaqaano Noble Gases.
Siinoon
Curiyaha Siinoon waa neefta bilaa ur, bilaa dhadhan iyo bilaa midab ah taas oo aad ugu liidata falgalka isku dhisyada.
Siinoonta dabiiciga ah waxay la helaa ayadoo kala ah sideed isotope, kuwaas oo qaar ka mid ahi, sida isotopeka 40Xe, yihiin radioactive khatar badan. Isotopeka Siinoon-135 waxaa laga sameeyaa qarax-dhexaadka Nukliyeerka (nuclear fussion).
Isticmaalada kale ee iskudhisyada Siinoonta laga sameeyo waxaa ka mid ah tooshashka, laambadaha iyo guud ahaan waxyaabaha iftiima.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.