xawadle maxamed From Wikipedia, the free encyclopedia
{{Infobox ethnic group| |group=Hawadle |image= |poptime= | Soomaaliya
Hawadle
Beelweeynta Xawaadle waxa ee katirsanyihiin Beelweeynta ilmo Maxamad' Xawaadle Maxamad ' (Af Ingiriis : Hawadle; waa beel la qaaraan ah Beelweynta Hawiye ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan geeska Afrika ah wadanka Soomaaliya.Ethiopia,Kenya[1] ilma Maxamad waa korshe ,Leelkase, Xawaadle..iwm
Beesha Xawaadle waxa ee la qaaraan tahay beelweynta Hawiye, ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[2]
Cali Jimcaale Axmad wuxuu sharxay kitaabka la yiraahdo “The Invention of Somalia” laguna daabacay 1995 “The Red Sea Press, Inc. – Lawrenceville, NJ 08648 ee dalka Maraykanka, wuxuu bogiisa ku wariyay oo yiri Xawaadle abtirsigeedu waa sidatan:[3]
Hawadle waa beel ka mida qabiilada Soomaalida, kuwaasi oo ku dhaqan deegaano ka tirsan wadanka Soomaaliya, Itoobiya, iyo Kiinya. Sida lagu xusay taariikhda, beesha Hawadle waxay walaalo yihiin Beesha leelkase maxamed iyagoo ku wada abtirsada odayga mayle Samaale. Hawadle ayaa kow[4][5] ama laba[6][7] kaga jira badnaanta tirada qabiilooyinka soomaalida, waxay degaan Hirshabelle State, Jubbooyinka, caasimada Muqdisho, kilinka shanaad iyo Goobo badn oo Wadanka ah. [8].
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.