Xasan Aadan Samatar
Fanaan Soomaaliyeed / From Wikipedia, the free encyclopedia
Xasan Aadan Samatar (dhashay Maajo 24, 1953, Diinsoor,Soomaaliya) waa fannaan Soomaaliyeed oo caan ah, gitaariste iyo masraxiyad. Waxa uu caan ku ahaa heeso badan oo jaceylka ka hadlaayo iyo sida oo ka tirsanaayaha kooxdii Waaberi.[1]
Quick Facts Macluumaadka asalka, Magaca dhalashada ...
Xasan Aadan Samatar | |
---|---|
Macluumaadka asalka | |
Magaca dhalashada | Xasan Aadan Samatar |
Dhashay | (1953-05-23) Maajo 23, 1953 ( 70jir) Dinsoor, Baay Soomaalia |
Nooca fanka | Fanka Soomaalida |
Qalabka | Cod |
Sanadaha Shaqada | 1970s–hada |
Close