Baay

From Wikipedia, the free encyclopedia

Baay

Bay waa gobol ka mid ah Gobollada Soomaaliya, wuxuuna ku yaallaa bartamaha koofur-galbeed. Gobolka Bay wuxuu xuduud la leeyahay gobollada kala ah Bakool, Gedo, Hiiraan, Jubbada Dhexe iyo Shabeelaha Hoose. Magaalamadaxda gobolka Bay waa Baydhabo, waxay magaalamadaxda Soomaaliya ee Muqdisho u jirtaa 256 km oo ay kaga aaddan tahay dhinaca waqooyi-galbeed. Magaalada Baydhabo waxay horey xarun kumeelgaar ah u ahayd Dawladda kumeelgaarka ah ee Soomaaliya. Gobalka Bay wuxuu kamidyahy Gobollada aad ugu dheereya wax soo saarka beeraha sida Digirta, Misagada, Galeyda IWM. Gobolka Bay waxaa si doo kale ugu dheereeya soo saarka caanaha taas oo sababtey inuu Gobollka Bay uu noqdo Gobollad ugu Raqiisan caanah. Gobbalka Bay waa meesha ugu fiican ee Quraanka kariimka lagu barto Soomaaliya.

Bay
Gobolka Bay ee [[|]]
Caasimada Baydhabo
Weyninka 35 156 km²
Shacabka 1 106 000 (2007 )
isku dhawaan 31,46 inh./km²
Bogga internetka '

Oceanmedia.so

  • Gobolka baay wuxu ka koobanyahay 6 degmo
  • Baydhabo
  • Buur Hakaba
  • Diinsoor
  • Ufurow
  • Qansax Dheere
  • Berdaale

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.