Xaliima Magool
Fanaanad Soomaaliya (1948-2004) / From Wikipedia, the free encyclopedia
Xaliimo Magool (Nooleed May 2, 1948 – Maarso 19, 2004) waxa ay ahayd hobolad caan ka ahayd gayiga Soomaaliyeed, Waxaana loo yaqaane Boqorada Codka. [1] Heesaha ay qaado fanaanadani oo u badan wadani, goobaabin, talo-siin, dhiiri-gelin iyo wanaag darteed ayaa Magool loo siiyay magaca weyn ee Boqorada Codka Fanka Soomaaliyeed.[2] Intaasi waxaa dheer, Magool waxaa ay leedahay naanays ay ku kasbatey kartideeda iyo hanaan-wanaageeda, waxaana lagu naanaysaa Magool Qurux.[3]
- Sharaxaad badan iyo faahfaahin fanaaniinta, fadlan fiiri Fanaaniinta Soomaaliya.