Xabsi

From Wikipedia, the free encyclopedia

Xabsi waxaa ladhahaa meel dadka lagu xiro oo horaa loo dhahay in aad noolasha macaankeeda dareento haddii aad rabto snadkiba mar booqo xabsiyada si aad u ogaato xurinimada waxa eey tahay.

Xabsi waa meel loogu tala galay in dadka aan loo arkin inee bulshada la noolaan karin( inee dhib bulshada ku haayaan ).[1]

marka aan ka hadleeno ereyga xabsi micno badan ayuu yeelan karaa lkn micnaha aan ka hadlaayo waa xabsi dowladeed oo sharci ah oo asaasan. Xabsiga sida caadiga waxaa lagu tagaa labo qaab in si kadis ah laguu xiro kadib isla markaa sharciga lagu horgeeyo si waafaqsan QOD:35DKJS. ama in xukun maxkamadeed kusoo baxo oon kadis aheyn ku tala-galna ah.

Tan hore waa un is baaaris iyo xabsi ku hayn lkn kan dambo waxaa loo yaqaanaa ciqaab oo micnaheedu iyo nuucyaheedu fara badanyahay, lkn hadii eey ciqaabtu naqato xabsi markaas xabsi waxaa la yiraahda dhismo dowlado leedahay kaasoo lagu ciqaabo dambilayaasha ku xad gudbay qodob taasoo ciqaabtiisa tahay xabsi.


Qore: Mohamed Muhyadin Abdulle









  1. Mohamed Muhyadin Abdulle

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.