Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya (Af Ingiriis : Ministry of Transportation) waa wasaarada masuulka ka ah arimaha socdaalka bariga, badaha iyo cirka ee wadanka Soomaaliya. Wakhti xaadirkan wasaaradan waxay hoostegtaa Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya, Maxamed Xuseen Isaaq (Fanax).[1]
Quick Facts Warbixin Wasaarada, La-sameeyay ...
Warbixin Wasaarada | |
---|---|
La-sameeyay | November 4, 2012 |
Hoos-tegta | Dowlada Federaalka |
Xarunta sare |
Boondheere, Banaadir, Muqdisho |
Waaxda Fulinta |
|
Maamulka | Golaha Wasiirada Soomaaliya |
Barta | www.mot.somaligov.net/about.html |
Close