From Wikipedia, the free encyclopedia
Ururka Dalxiiska Dunida (Af Ingiriis : World Tourism Organization; Af Carabi : ar; loo soo gaabiyo UNWTO) waa wakiilka u qaabilsan Qaramada Midoobay dhiirigelinta iyo ka shaqaynta sidii walba u heli lahaa dalxiis amaan ah, masuuliyad leh oo qof walba awoodo. Ururkan WTO waa wakiilka ugu horeeya ee faraha kula jira arimaha dalxiiska caalamka dhan kaasi oo looga dambeeyo warbixin, talosiin, taageero xaga farsamada iyo tabobaro caalami ah.
Ururka Dalxiiska Dunida World Tourism Organization | |
Loo soo gaabiyo | UNWTO |
---|---|
Samaysmay | 1957 |
Nooca | Hayad khaas |
Sharciga | Shaqaysa hada |
Fadhiga | Madrid, Isbayn |
Hogaanka | Taleb Rifai (Jordan) |
Ururka leh | Qaramada Midoobay |
Website | UNWTO website |
Sidoo kale ururku wuxuu xooga saara sidi bulshada caalamku isfahan guud u yeelan lahayd, kaasi oo sahli kara (waa sida ururku aaminsan yahay e) in isdhaxgal dhaqan iyo dhaqaale yimaado.[1]
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.