From Wikipedia, the free encyclopedia
Ururka Badaha Caalamiga (Af Ingiriis : International Maritime Organization; Af Carabi : ar) (loo soo gaabiyo IMO) wakhtiyadii hore loo yaqaanay Ururka Talobixinta Badaha Dowladaha (Inter-Governmental Maritime Consultative Organization; IMCO)[3] waa wakiilka khaaska Qaramada Midoobay u qaabilsan socdaalka maraakiibta iyo gooshitaanka badweynta caalamka. Sanadkii 1948 ayaa magaalada Jeniifa lagu aasaasay ururka IMO[4] wuxuuna shaqo bilaabay toban sano ka dib, wakhtigaasi oo talaabada ugu horeeysay qaaday sanadkii 1959.
Ururka Badaha Caalamiga International Maritime Organization | |
Loo soo gaabiyo | IMO |
---|---|
Samaysmay | 1959 |
Nooca | Wakiil Khaas ah |
Sharciga | Hada shaqaysa |
Fadhiga | London, Boqortooyada Britayn |
Hogaanka | Koji Sekimizu[1][2] |
Website | www.imo.org |
Wakhtiyadii hore waxaa ururkan loo yaqaanay Ururka Talobixinta Badaha Dowladaha (Inter-Governmental Maritime Consultative Organization) |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.