![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/2/26/Somtel_somalia_logo.jpg/640px-Somtel_somalia_logo.jpg&w=640&q=50)
Somtel
From Wikipedia, the free encyclopedia
Somtel (Af Ingiriis : Somtel Af Carabi : ar), waa shirkad isgaarsiin oo ku taala Somaliland.Waxa ay ka mid tahay shirkadaha ka farcamay Dahabshiil[1]. Shirkadaan waxa ay cagaheeda isku taagtey bishii Maarso 1998.
Quick Facts Nooca, Shirkada ...
![]() | |
Nooca | Isgaarsiinta |
---|---|
Shirkada | Isgaarsiinta Somaliland |
La aasaasay |
1998 Burco, Somaliland |
Xarunta | , |
Dadka muhiimka ah | Axmed Nuux Siciid Ducaale |
Alaabta | GSM Fixline 4G LTE Mobile Money Roaming Voip |
Tirada inta ka shaqeeso | inka badan 6000 Aduunka oo dhan |
Website | www.somtelnetwork.net |
Close