From Wikipedia, the free encyclopedia
Shuqshuq waxaa af ingiriis lagu dhahaa mongoose ama meerkat; (Af Carabi : ar Af Ingiriis : mongoose) waa xayawaan iyo naasley oo hilibcun ah. Badankood waxay degaan qaarada Afrika laakin Aasiya iyo Yurub waa laga dhex heli kara. Shuqshuqyo waxay caan ku yihiin, sunta maska King Cobra la yidhaahdo ayay tallaal dhalanteed u haystaan ay suntaas iskaga difaaci karaan. Cuntada daruuriga ee shuqshuqyada waa cayayaano ee kala duwan.[1]
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.