From Wikipedia, the free encyclopedia
Shavkat Miromonovich Mirziyoyev ( dhashay 24-kii Luulyo 1957)[1][2] waa madaxweynaha dalka Usbekistan iyo Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida ee Usbekistan laga soo bilaabo sanadkii 2016. Wuxuu soo noqday Raiisel Wasaaraha Usbekistan sanadkii 2003[3][4] illaa 2016. Bishii Oktoobar 2021, Shavkat Mirziyoyev ayaa mar labaad loo doortay Madaxweynaha Uzbekistan.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.