Maxamed Cabdule Xasan
From Wikipedia, the free encyclopedia
Emir Maxamed Cabdule Xasan (Soomaaliya 1856 - Iimeey, Itoobiya 1920) ama Sayidka, wuxuu ahaa emiirka boqor Diiriye Guure, iyo madaxyada Dowladii Darawiish, oo wuxuu ku dhashay balliga Sacmadeeqa. Wuxuu weliba madax ka ahaa guutada Miinanle ii isna ka mid ahaa qusuusiga Dawladda Darawiish. James Hayes Sadler, oo madax ka ahaa gumeysiga ingiriis, wuxuu Sayyidka ku magacdaray "Ruler of the Dolbahanta" iyo " Dolbahanta Mullah" oo micnaheed ah, "taliyihii Dhulbahante".[1]
Quick Facts Ra'iisulwasaare, Xilka kaga horeeyey ...
Emir Maxamed Cabdule Xasan | |||
emiirka Diiriye Guure | |||
Ka qabtay xil 1895 – 1920 | |||
Ra'iisulwasaare | Ismail Mire | ||
---|---|---|---|
Xilka kaga horeeyey | Aadan Seed Magan iyo Obsiiye Seed Magan | ||
Ka qabtay xilka qarni 19kii – qarni 19kii | |||
Madaxweyne | Xassan Gaagguf | ||
Kaga horeeyey xilka | Xayd Aadan galaydh | ||
Kaga dambeeyey xilka | Xirsiwaal Cashuur | ||
Aasaasaha Darwiish | |||
Ka qabtay xilka qarni 19 – qarni 19 | |||
kaga horeeyey xilka | Aw Cabbaas Xuseen | ||
kaga dambeeyey xilka | Maxamuud Dheri | ||
Gudoomiyaha Darwiish | |||
Ka haya Xilka qarni 19kii – qarni 19kii | |||
kaga horeeyey xilka | Macalin Cagadhiig | ||
kaga dambeeyey xilka | Ducaale Ileeye | ||
Macluumaad gaar ah |
|||
Ku dhashay | (1962-05-05) 5 Maajo 1962 ( 61jir) Sacmadeeqa, Buuhoodle | ||
Diinta | Urwayniya |
Close
Sayidka waxaa habarwadaag u ahaa Caraale Mahad; waxaana ilma abti u ahaa Ali Gheri.