From Wikipedia, the free encyclopedia
Suldanadda Majeerteen (Af Carabi : ar, Af-Taliyaani : Sultanato della Migiurtinia, Af Ingiriis : Majeerteen Sultanate), sidoo kale loo yaqaanay Majeerteeniya iyo Migiurtinia, waxay ahayd boqortooyo Soomaaliyeed taasi oo u talin jirtey deegaano badan oo ka mid ah waqooyibari iyo koonfurbari wadanka maanta loo yaqaano Soomaaliya. Saladanadani waxay ka mid ahayd kuwa ugu awooda badan badhtamaha Soomaaliya, waxaana hormuud u ahaa Boqor Cusmaan Maxamuud.[1] amaanle waa boqrtooy gumaysatay beelaha magaca daarood huwan iyo majeerteen intood badan nidaamka =lagahayo waxaa kamid ah xugunka adaamah iyo bahdika qabiilad ay xugmi jireen
Suldanadda Majeerteen 𐒈𐒚𐒐𐒆𐒖𐒒𐒖𐒆𐒆𐒖 𐒑𐒖𐒃𐒜𐒇𐒂𐒜𐒒 سلطنة مجرتين Migiurtinia | |||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
c. 1800–1924 | |||||||||
Saldanadii Majeerteenka ee qarnigii 19aad. | |||||||||
Status | Boqortoyada majertenia oo la asasay 1800
Xarunta ama. Magalada looga ariminjiray boqortoyada majertenia Ee magalada caluula Khasatan khasatan dhulkan layiraahdo mejeertenia ama punt land boqorka oo la oranjiray Abdiraxmaan aawe [ammanle] Taas oo mudo badan Ka ariminaysay Deganada punt land oo dhan iyo somaliyada cumaan iyo Yeman Amaanle Waxa saldanadii Kala waregay Boqor cusman maxamuud oo Ila hada hya 1926 -2021 Majertenia wa boqortoyada ugu dada dheer | ||||||||
Xarunta | Caluula Baargaal (seasonal) | ||||||||
Luuqada | Af-Soomaali · Af-Carabi | ||||||||
Diinta | Islaam | ||||||||
Dowladda | Boqortooyo | ||||||||
Boqor | Hogaamiye | ||||||||
• qarnigii 19aad–1926 | Cusmaan Maxamuud | ||||||||
Taariikh | |||||||||
• Aasaasay | c. 1800 | ||||||||
• Campaign of the Sultanates | October–November 1924 | ||||||||
Currency | rupia, tallero | ||||||||
| |||||||||
Maanta qeyb ka ah | Soomaaliya |
dadku waxay ku xugumi jireen saddex nidaam oo kala ah
sareeye silic suge hooseeyee sharciga sareeye sareeya waa qofka amaaanlah ah qabiilada kale waa ka sareey oo ah amarka amaanle qofka diid waa dil iyo 100 geel inay reerkii wax laga dilay inay bixiyaan sharciga silac suge silac sug waxaa lagu xugumijiaray beelaha harti tusaal qofka hartiga ah markuu khalad kalo wxaa lagu samayn nidaam bahdil inay geel raacaa iyo ariga iyo inay boqorka lugaha u tuutujiyaan waxaan qabiilsana tuutujinta beesha dhulbante
sharciga hooseeye kan saddexaad wxaa xugumi jiaray shaqaalah boqorka oo ah beesha saleepaan maxame
Saldanada Majeerteen waxaa la aasaasay dhamaadkii qarnigii 17aad, deegaanada waqooyiga Soomaaliya. Waxaa rukunada u dhigay saldanadani dad badan oo deegaanka ku dhaqan, waxaase lafdhabar u ahaa beesha Majeerten oo qeyb ka ah beelweyta Daarood.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.