Saldanadii Ajuuraan
dawlad hore ee Ajuuraan / From Wikipedia, the free encyclopedia
Boqortooyadii ajuuraan waa boqortooyo ka jirtay dhulka soomaalida ka hor gumeestaha, waxaa la'aasaasay qarnigii 10aad ee miilaadiga waxaana asaasay boqor Sheekh Maxamad Alam Baalacad oo loo yaqaano “Ajuuraan”. Midabka calanka Suldanadii Ajuuraan waxay ahayd guduud iyo qeenid. sababihii uu u aasasay boqortooyadaan waxay ahayd, Intuusan aas aasin Boqortooyadaan qarnigii tobanaad ee miilaadiga waxaa jiray maamul ay lahaayeen aabayaashiisa oo aan saas usii xoog badnayn, waxaana kusoo duuulay cadaw, kadib cadawgaasi waxaa la dagaalamay Boqor Maxamed Alam Baalcad, waxaana dhex maray dagaal aad u qaraaran ugu dambayntii waxaa ay guusha raacday Boqor Maxamed Alam Baalcad.
Boqortooyada Ajuuraan إمبراطورية أجوران Ajuran Empire Qarnigii 10aad (M) - Qarnigii 12aad (M) Calanka Boqortooyadii Ajuuraan Astaanta Boqortooyadii Ajuuraan Qariido Cadeynaysa Dhulalka Ay Ka Talin Jireen Boqortooyadii Ajuuraan. Caasimadaha * Moqdisho Boqor Sheekh Maxamed Alam Baalcad Aasaasaha Boqortooyada * Af-Carabi Luqadaha Diinta Boqortooyo Xukuumada Qarnigii 10aad (M) Aasaaska Qarnigii 12aad (M) Burburka Ajuran Currency Lacagta Hada loo yaqaano |
---|
Dagaalkaasi kadib maxamad alam baalcad waxuu bilaabay in uu asaasaaso boqortooyo oo lamagacbaxday Ajuuraaun kalimadaan ujuuraaun oo ah kalimad oo carabi ah micnihiisuna uu yahay “Dad ku shaqaynaya lacag” Dhulkana wxuu ku magacabay awoowihiisa oo loyaqanay Suumaal, Wuxuuna kadhisay magaalada xamar guri oo looga arimiyo boqotooyada gurgaas oo ilaa iyo hada kuyaala magaalada xamar, waxaa uuna magaalada Xamar gudaheedii uu ku wareejiyay darbi, waxaa uuna u sameeyay albaab laga galo iyo mid laga baxo, albaabahaasina waxaa ku qornaa magaciisii.
Boqor Shekh maxamad alam baalcad sidoo kale wuxuu dhisay maxakamado maxkamadahaasi wxaajoogay qaadiyaal , Sidokale wuxuu dhisay boolis oo jooga wadooyinka waa waayn ee soomaaliya.
Wuxuu ka loo dhisay ciidan oo military ah oo leh horjoogayaal , Wuxuu kalow dhisay ciidamada sirta oo jooga meelwaba, Wuxuu kaloo dhisay ciidamada bada kuwaasoo ilaalinaya bad waynta Hindiya iyo bada Cadan.