Islaam
diinta abrahaamik / From Wikipedia, the free encyclopedia
Islaam (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : Islam; loogu dhawaaqo: al-'islām) macnihiisane "Waa isu dhiibid Allaha", kalmada Islam waxey ka timid kalmada carabiga ah oo loola jeedo salaam ama nabadgalyo. Waa diinta oo ka tirsan diimaha Ibraahiim, ee usoo dhiibay nabigii ugu danbeeyay ee Muxamed oo ka dib la isticmaalo ducada "nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee". Nacaybta ama horjeedka diinta Islaamka waxaa loo bixiya Islaamofoobiya[1][2]
Islaamka kooxo badan ayay leedahay, sidaa Shiicada, Sunniyiinta, Ahlu Quraan, Ibaadinimada, iyo Ghair madhhabiyaasha. Dhulka Soomaaliya waxaa diinta ilaalin u ahaa oo weliba dhawrid u ahaa waa qaranka Darwiish uu Qusuusigii Diiriye Guure madax ka ahaa, uu Ismaaciil Mire na abaanduul guud ka ahaa.
Diinta islaamka waa diin wanaagsan oo Allah noogu soo dhiibay nabigeena suuban ee muxammad (scw) NNKH wuxuu ahaa nabigii ugu dambeeyay ee lasoo diro kadib nabi ciise(cs)