Islaamofoobiya
in la karaahsado lagana cabsado islaamka iyo muslimiinta si guud ahaan / From Wikipedia, the free encyclopedia
Islaam nacayb, Islaamofoobiya (Af Ingiriis : Islamophobia; Af Carabi : ar) waa baqdinta, cabsida iyo xumaanta ay dadka dareemaan markay arkaan dadka muslimiin ama wax la xiriira diinta Islaam. [1][2]
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/d4/Wiki_letter_s.svg/30px-Wiki_letter_s.svg.png)