![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/cc/Regions_of_Somaliland.png/640px-Regions_of_Somaliland.png&w=640&q=50)
Salal
From Wikipedia, the free encyclopedia
Gobolka Salal (Af Carabi : arā) sidoo kale loo yaqaano Selal, waa gobol dhaca waqooyi galbeed wadanka Somaliland. Gobolkani waxaa u caasimada magaalada qadiimiga ah Saylac taasi oo 185 kilomitir u jirta xadka wadanka Djibouti. Dhinaca kale, gobolka Salal waxaa hoos imaada degmooyin yar yar oo badan.
More information Gobolada Somaliland ...
Gobolada Somaliland | ![]() |
---|---|
Awdal | Maroodi Jeex | Sanaag | Sool | Togdheer | Saaxil |
Close
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/cc/Regions_of_Somaliland.png/640px-Regions_of_Somaliland.png)