![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/3/30/Calanka_SSC-Khatumo_Somalia.svg/langso-640px-Calanka_SSC-Khatumo_Somalia.svg.png&w=640&q=50)
SSC-Khatumo state
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dowlad Goboleedka SSC-Khatumo ee Soomaaliya , waa dowlad goboleed ku taala waqooyiga Soomaaliya ee lagu talagalay bulshada reer darawiish iyo Fiqishini, iyo Gabooye, iyo Dubays-Hoose, iyo Taargooye.[2]. Waxay ka koobantahay gobollada Sool iyo Buuhoodle, hoggaamiyeyaasheedu waxay ku dhawaaqeen dhulku inuu yahay dowlad madax-bannaan 2012.[3] SSC-Khatumo waxa udub dhexaad u ah dhaqan iyo hiddo ahaan waa haldoorkii weyna ee Diiriye Guure.[4]
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/f/fe/SSC_Khatumo_demarcation_per_SSC_Khatumo_consultative_committee.png/640px-SSC_Khatumo_demarcation_per_SSC_Khatumo_consultative_committee.png)
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/5/59/Disputed_SSC_region_map.png/640px-Disputed_SSC_region_map.png)
Dowlad Goboleedka SSC-Khatumo ee Soomaaliya | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
![]() |
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Las Anod | |||||
Dadka | reer SSC[1] | |||||
Xukunka | Maamul Goboleed | |||||
- | madaxweyne | Cabdiqadir Firdhiye | ||||
Ismaamul ka dhaxyaala Soomaaliya | ||||||
- | Established | 2012 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 64,487 km2 90,535.93685 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 12 | ||||
Lacagta | Shilin Soomaali (SOS ) |
|||||
Waqtiga | EAT (UTC+3) | |||||
- | Xagaa (DST) | (UTC+3) | ||||
Thiinada telka | +252 (Soomaaliya) | |||||
ISO 3166 code | SO | |||||
Furaha Internetka | .so |
Inkastoo 20kii Oktoobar 2017 magaalada Caynabo , waxaa heshiis lala galay dawladda Somaliland kaas oo dhigaya in wax laga beddelo dastuurka Somaliland iyo in ururka lagu daro dawladda Somaliland [5] [6][7], warbaahinta rasmiga ee dowladda Khatumo waa ururka khaatumonews24, wargeyskeed na wuxuu mucaarad ugu yahay maamul goboleedyada ee Soomaaliyeed, oo wuxuu isku arka maamul goboleed ee madaxbanaan.[8] Tani waxay calaamad u ahayd dhammaadkii ururka inkasta oo ay ahayd dhacdo aan caan ku ahayn bulshada reer darawiish. Calanka Khaatumo waxaa ku sawirran faraska Xiin Faniin ee ah faraska Diiriye Guure, madaxa dawlada Daraawiish.