![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/9/9d/Rita_Ora_at_VMA_2018.jpg/640px-Rita_Ora_at_VMA_2018.jpg&w=640&q=50)
Rita Ora
From Wikipedia, the free encyclopedia
Rita Sahatçiu Ora (born Rita Sahatçiu; 26 November 1990) waa heesaa iyo jilaa British ah. Waxay caan noqotay Febraayo 2012 markii ay ka soo muuqatay heesta DJ Fresh, "Hot Right Now". Albumkeedii ugu horreeyay, Ora, oo la sii daayay Agoosto 2012.[1]
Quick Facts Ku dhashay, Shaqada ...
Rita Ora | |
---|---|
![]() Ora ee 2018 | |
Ku dhashay | Rita Sahatçiu (1990-11-26) 26 Nofeembar 1990 ( 33jir) Pristina, Yugoslavia |
Shaqada |
|
Sanadaha Shaqada | 2008–hada |
Qaraabada | Besim Sahatçiu |
Close
Albamka labaad ee Ora, Phoenix, ayaa la sii daayay Nofeembar 2018. Heesaha hormuudka ah, "Your Song", "Anywhere" iyo "Let You Love Me", waa guulaystay.[2]