Raadhiyaam
From Wikipedia, the free encyclopedia
Raadhiyaam (ingiriis: Radium) astaanta (Ra) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay sideetan-iyo-sideed (88). Curiyaha Raadhiyaam waa bir ka tirsan Birta Alkalineta Dhulka ee guruubka 2aad ee Diwaanka Curiye.
Raadhiyaamta saafiga ah waxay leedahay midab cad, laakiin waxay inta badan la falgalshaa Ogsajiin taas oo u yeesha midab madoow ah. Dhamaan isotopeyada Raadhiyaam waa radioactive leh cimri dhan 1610 sano. Isotopeka kali ah ee leh elektaroono dagan waa raadhiyaam-226.
Curiyaha Raadhiyaam waxaa helay labo saynisyahan Marie Curie iyo Pierre Curie sanadkii 1898.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.