![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/8/8f/Magacyada_midabada.png/640px-Magacyada_midabada.png&w=640&q=50)
Midab
From Wikipedia, the free encyclopedia
Midab (Af Ingiriis : color; Af Carabi : arā) waa muuqaalka shey ama walax leedahay. Waxaa jira noocyo badan oo midabo ah kuwaasi oo laga sameeyo iskudarka midabada aasaasiga, kuwaasi waxaa ka mid ah: Casaan, Cagaar, Madow, cawaale, ama ciraad,Huruud, buni, basli, baxri, cowlaan, cowl iyo kuwo kale oo badan. Wax kasto oo aduunka yaalo waxoo leeyahay midab, inta aa ka eheen biyaha oo wax wax kaladha lahayn.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/8/8f/Magacyada_midabada.png/640px-Magacyada_midabada.png)