Portal:Carabta
From Wikipedia, the free encyclopedia
![بسم الله الرحمن الرحيم](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/0/09/Basmalah.svg/180px-Basmalah.svg.png)
Hadda waxaa wikipedia carabta ku jira, insaykolobediyaha xorta ah 2 maqaalo xirrir la leh Carabta | ||
Carabta waa laan ka mid ah shucuubta samitik asaas ahaan waxay degaan Dhulka Carabta labadiisa qaybood Aasiya iyo Afrika marka lagu daro xeebaha bari ee Afrika, Iiraan iyo Turkiga iyo dalalka loo haajiro.
More information Magaalada, Dalka ...
Magaalada | Dalka | Tirada Carabta | Aasaaska | Sawir |
---|---|---|---|---|
Baqdaad | ![]() | 8,092,000 | 762 m | ![]() |
Close
Farguri Carbeed waa fan qaabeeya qorista ee dhammaan luqadaha oo ay adeegsato Xarfaha Carabiga. Waxa ay gooni la tahay qorista Af-Carabiga ahaansha mid isku xiran kaasoo ka dhigaya in ay waafaqdo kasbashada qaabab handaseed kala duwan marka la eego dhanka dheereenta iyo soo celinta iyo isku milanka. Fanka farguriga carabiga waxaa loo adeegsadaa qurxinta masaajidada iyo qasriyada, sidoo kale waxaa loo adeegsadaa sharraxaadda buugaagta gaar ahaan quraanka. Arrinkaan waxaad aad usoo dhaweeyay farshaxannada Muslimiinta sabab la xiriirta shareecada oo aan oggolayn sawiridda dad ama xoolo gaar ahaan meelha cibaadada iyo kutubada quraanka.
Waxaa jira aragtiyo badan oo ay qabaan baarayasha kuna saabsan asalka uu ka soo farcamay Farguri Carbeed
...Kayd | dheeraad... |
Portal:Carabta/Qof xul ah/6
Portal:Carabta/Dal xul ah/6
... . In aasaasaha cilmiga kimistariga uu ahaa Carab Muslim ah, Jaabir Bin Xabbaan
...Kayd | Dheeraad... |
Ma jiraan wax laamaha qaybaha ah