![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/3/3e/Flag_of_New_Zealand.svg/langso-640px-Flag_of_New_Zealand.svg.png&w=640&q=50)
New Zealand
From Wikipedia, the free encyclopedia
Niyuusiilaand Dalka New Zealand waxa uu kamid yahay wadamda Oceana waxana uu dhinaca koonfur galbeed kaga beeganyahay dalka Ustareliya. Dalka New Zealand waxa uu ka koobanyahay laba jasiiradood oo waaweyn. Caasimada dalka New Zealand waxa layidhaa Wellington. Bedka uu ku fadhiyo dalka New Zealand waxa lagu qiyaasaa 103,737.93, oo (mayl laba jibaaran una dhiganta 268,680.00, oo (mayl laba jibaaran). Dalka New Zealand waxa uu dhul ahaan le’eg yahay bedka uu ku fadhiyo gobolka (Colorado) ee dalka Maraykanka. Dadka reer New Zealand waxa ay kor u dhaafaan (227,436) ruux, waana tirakoobkii dadka ku dhaqan jasiiradaha New Zealand laga qaaday sanadkii 2010-kii. Dadka reer New Zealand ee sanadka 2050-ka waxa lagu wadaa in ay noqon doonaan 4.8 milyan oo ruux. Luuqadaha lagaga hadlo jamhuuriyadaha New Zealand waxa kamid ah luuqada Ingiriisiga (English) oo ah luuqada koowaad ee dalka iyo luuqada Maori.
New Zealand | ||||
---|---|---|---|---|
|
||||
Anthems: |
||||
![]() Location of New Zealand within the Realm of New Zealand
|
||||
Magaalo madax | Wellington | |||
Magaalada uguwayn | Auckland | |||
Luqadaha rasmiga ah |
|
|||
Qaybaha qoomiyedaha (2013) | ||||
Dadka | New Zealander Kiwi (informal) |
|||
Xukunka | Unitary parliamentary constitutional monarchy | |||
- | Monarch | Elizabeth II | ||
- | Governor-General | Dame Patsy Reddy | ||
- | Prime Minister | Jacinda Ardern | ||
Sharci dejinta | Parliament (House of Representatives) |
|||
Stages of Independence from the United Kingdom | ||||
- | Responsible government | 7 May 1856 | ||
- | Dominion | 26 September 1907 | ||
- | Statute of Westminster adopted | 25 November 1947 | ||
Baaxad | ||||
- | Guud ahaan | 268,021 km2 (75th) 103,483 sq mi |
||
- | Biyo (%) | 1.6[n 4] | ||
Tirada dadka | ||||
- | Luuliyo ama Luulyo Template:Currentyear qiyaasta | Template:Data New Zealand[5] (120th) | ||
- | 2013 Tirakoob | 4,242,048 | ||
- | Mugga Dadka | khaladaadka Lua: ./km2 (203rd) khaladaadka Lua: ./sq mi |
||
Wax soo saar (PPP) | 2018 qiyaastii | |||
- | Guud ahaan | $198.52 billion[6] | ||
- | Qof qof | $40,118[6] | ||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2018 estimate | |||
- | Guud ahaan | $220.89 billion[6] | ||
- | Calaa qof | $44,639[6] | ||
Qaybsiga (2014) | 33.0[7] (medium) | |||
Kobaca (2015) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.915[8] (very high / 13th) | |||
Lacagta | New Zealand dollar ($) (NZD ) |
|||
Waqtiga | NZST[n 5] (UTC+12) | |||
- | Xagaa (DST) | NZDT[n 6] (UTC+13) | ||
Taariikhda | dd/mm/yyyy | |||
Wadista Baabuurta | left | |||
Thiinada telka | +64 | |||
Furaha Internetka | .nz |