![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/7/7d/Murdiso1.jpg/640px-Murdiso1.jpg&w=640&q=50)
Murdiso (far)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Farta Murdiso (Af Ingiriis : index finger; Af Carabi : arā) sidoo kale loo yaqaano "Fardheer" iyo "Murugsato", waa farta labaad ee ka mid ah shanta farood ee dadka iyo in badan oo xayawaanka ka mid ah. Sidoo kale waa farta u dhexaysa suulka iyo fardhexada.
- Boga "Fardheer" halkan yaa laga soo toosiyay.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/7/7d/Murdiso1.jpg/640px-Murdiso1.jpg)