Musanbiig
From Wikipedia, the free encyclopedia
Musaanbiig ama jamhuuriyadda musanbiig (Af-Bortuqiis Republica de Moçambique) waa wadan oo ku yaalo koonfurta bari ee qaarada Afrika. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada kala ah Tansaaniya oo ka xiga woqooyiga,Malaawi iyo Saambiya oo ka xiga woqooyi galbeed,Simbaabwi oo ka xiga koonfur galbeed, koonfurta hoose neh waxaa ka xiga Koonfur Afrika iyo Swasiland. Wadankaan caasimadiisa waa Maputo.
Quick Facts Jamhuuriyadda Musanbiig (so)República de Moçambique (pt)République du Mozambique (fr), Qaarada ...
Jamhuuriyadda Musanbiig (so) República de Moçambique (pt) République du Mozambique (fr) |
||||
---|---|---|---|---|
|
||||
Qaarada | Afrika | |||
Caasimada | Maputo |
Close