![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/5/52/Emblem_of_the_United_Nations.svg/langso-640px-Emblem_of_the_United_Nations.svg.png&w=640&q=50)
Midowga Warisgaarsiinta Caalamiga
From Wikipedia, the free encyclopedia
Midowga Warisgaadhsiinta Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : International Telecommunication Union, loo soo gaabiyo: (ITU); Af Carabi : ar) waa wakiil khaas ah ee Qaramada Midoobay taasi oo degan magaalada Jeniifa, Iswisarland. Ururkani wuxuu masuul ka yahay diyaarinta macluumaadka la xidhiidha teknoolojiyada warisgaadhsiinta.[1]
- Kani waa maqaal ku saabsan hayada warisgaarsiinta QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay.
- Haku khaldin "ITC"
- Boga "ITO" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Quick Facts Loo soo gaabiyo, Samaysmay ...
| |
![]() | |
Loo soo gaabiyo | ITU UIT |
---|---|
Samaysmay | 17 May 1865 |
Nooca | Wakiil Khaas QM |
Sharciga | Shaqaysa hada |
Fadhiga | Jeniifa, Iswisarland |
Hogaanka | Houlin Zhao |
Website | www.itu.int |
Close
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/a/a9/ITU_monument%2C_Bern.jpg/640px-ITU_monument%2C_Bern.jpg)