![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/9/9a/Flag_of_Mercosur.svg/langso-640px-Flag_of_Mercosur.svg.png&w=640&q=50)
Mercosur
From Wikipedia, the free encyclopedia
Mercosur sidoo kale loo yaqaan Suuqa Guud ee Koonfurta [1] waa urur ganacsi oo ku yaala qaarada koonfur ameerika oo lagu aasaasay heshiiskii Asunción 1991 iyo Protocol of Ouro Preto 1994. Dalalka Xubnaha buuxda ka ah waa Arjantiina , Baraasiil , Paraguay iyo Uruguay . Venezuela waxay ka eheed xubin buuxda laakiin waxaa laga xannibay tan iyo 1dii Diseembar 2016. Wadamada xiriirka la leh waa Bolivia , Chile , Colombia, Ecuador , Guyana , Peru iyo Suriname[2] . New Zealand iyo Mexico waa waddamo goob joogayaal ah.[3][4] Dalalka xunaha ka ah kaliya hadii la isku daro waxay leeyihiin baaxad dhan 13,771,194 km² iyo shacab gaaraayo 264 milyan oo qof. Luqadaha rasmiga waa isbaanish, bortuqiis, iyo Guarani. [5]
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/9/9a/Flag_of_Mercosur.svg/640px-Flag_of_Mercosur.svg.png)