Meher
From Wikipedia, the free encyclopedia
Meher (Af Carabi : ar) waa dhacdo ka mid ah dabaaldega arooska ee midowga labo qof ku galayaan guurka. Sida caadiga ah, meherku wuxuu dhacaa ka hor intaaney xaflada iyo damaashaadka wakhtiga ay dhacayso arooska iyo wixii damaashaad iyo farxad ah ee la xidhiidha.[1] Nidaamka iyo dhacdada aroosku waa mid ay ku kala duwan yihiin bulshada caalamku taasi oo ku xidhan dhaqanka, caadada, diinta, wadanka, bulshada iyo heerka darajada dhaqaale ee lamaanaha.
Sinaysiga qofka xaaska ah waa wax xun. Ninka hal naag keliya buu qabi karaa, naagtuna hal nin keliya bay qabi kartaa.
Aroosyada badankooda waa dhacdooyin farxad leh.