Maydhax
From Wikipedia, the free encyclopedia
Maydhax (ingiriis: phloem) waa dahaar ku wareegsan tuunbooyinka jirida geedka.
Maydhax
Jirida waxaa ku dhex jira tuunbooyin kala gudbiya cuntada, biyaha iyo macdanta geedku u baahan yahay. Tuunbooyinkan waxaa ku dahaadhan qolof adag oo ka samaysan unugyo dhintey, kuwaas oo ka difaaca xanuunada, kulka, qabowga, xasharaadka iyo waxyeelada kale.
Maqaarka sare ee adag, waxaa ku xiga xadhko yaryar oo loo yaqaano Maydhax (xylem), kuwaas oo ayaguna ka cuntada, biyaha iyo nafaqada kale gaadhsiiya unugyada jirida.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/0/0b/Taxus_wood.jpg/320px-Taxus_wood.jpg)
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/d4/Wiki_letter_s.svg/30px-Wiki_letter_s.svg.png)