Marka
From Wikipedia, the free encyclopedia
Marka (Carabi: ماركا, Ingiriis: Merca, Talyaani: Merca) waa magaalo ku taala gabaldhaca magaalada Muqdisho una jirto 90 km☃☃☃☃, Marka waa caasimadda gobolka Shabeellaha Hoose waxaana lagu yaqaan quruxdeeda iyo dhaqanka eey dadka degan haaystaan kaasoo aad uga duwan kuwa kale. Waxaa bari ka jirta Badweynta Hindiya Sannadle ah sida (Shiribta,Bereyda, Heleyda IWM.), Magaalada waxay kaloo caan ku tahay soo saarida Dharka Aliindiga.waxaa dagao qabiilo badan oo somali ah iyo inyaroo carab ah qabilada somaalid waxa ugu badan magala iyoo drgana da ku teed san 88%ah bulsho ahaan beesha biimaal maxamed iyo inyar oo carab inay yihiin sheegan.
Marka مَركة | |
---|---|
![]() | |
Dalka | ![]() |
Gobol | Shabeellaha Hoose |
Degmo | Marka |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 230,100 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Dagaaladii Bimalka iyo Talyaaniga ee Magaalada Merca, Jilib, Gendershe, Jazeera iyo Lafoole Magalada waa maaalo taariq fac ween leh dhanka la dagalankii Gaaladii talyaaniga ahayd ee dhulka Muslimiinta ku soo duulay, rabayna inay u noqoto xarunta dhaqaalaha ee bariga africa isla markaana rabay in ay Bulshada somalida ku dhex faafiyaan fikirkooda iyo diintooda qaldan. Lkn waxay bulshadii halkaas deganeed kala kulmeen Jab xoogan oo ayna filaynin, mudo 40 sano ku dhawaadna ay Dagaal kula galeen bad iyo bariba iyo magaaloyin kale sida. Jilib-Merca, Gendershe, Jazeera, iyo Degaanka Lafoole Taasoo sabatiisa lahayd Xasuuqii kumanaan Talyaani ah Hal maalin lagu laayay weerar Raggii Bimalka ahaa inta u dhexeeysa Muqdisho iyo Afgooye ee hdda loo yaqaano Lafoole. ilaa ugu danbayn ay codsadaan in heshiis lala galo.
Heshiiskii Dhaqaalaha Bimalka iyo Talyaaniga Ka dib dagaalo qaraar oo ay galeen Talyaaniga iyo Raggii Bimalka ahaa waxaa jiray Heshiis dhex maray labada dhinac. Heshiiskaas oo ahaa mid dhaqaalo taas oo hayd in bulshadii Soomaaliyeed halkaas Xarunta u ahayd (Bimalka) ay tacabkooda beeraha sida Booska iyo miraha kale ay u dhoofin jireen Dalka taliyaaniga mudo sanado ah oo lagu qiyaaso ku dhawaad 20 sano, ka hor bixitaankoodii. Kadib bixitaankii Taliyaaniga ee koonfurta 1960 dib markale waxaa dib u bilowday Mooskii laga dhoofin jiray Dekeda Marka ee la gayn jiray Dalka Taliyaaniga. Taasoo so soctay ilaa 15 sano oo kale ilaa laga soo gaaro 1975s Markaas oo loo soo wareejiray Dekada Muqdisho xiligiis xukunkii Siad barre.