Mahatma Gandhi
hogaamiye siyaasadeed iyo diineed ee India / From Wikipedia, the free encyclopedia
Mohandas Karamchand Gandhi ( / ndi ˈɡæn-/ ;[2] Af-Hindi: [ˈmoːɦənd̪aːs ˈkərəmtʃənd̪ ˈɡaːnd̪ʱi] ( dhageeyso); 2 Oktoober 1869 – 30 January 1948) wuxuu ahaa hogaamiye xisbi u dhaqdhaqaaqa xoriyada iyo madaxbanaanida wadanka Hindiya. Karmishaan Gandi oo lagu naanayso mahatma gandi (oo ay macneheedu tahay kii naftiisu aadka u waynayd am naftiisu muqadaska hayd)waxa uu dhashay (2 oktoobar 1869-30 janaayo 1948.) waa aabaha hindiyada iminka jirta waxa uu ku dhashay halka lagu magacaaboboorbandar.oo katirsan gobolka.gojaraat.waxa uu ka dhashay caailad Siyaasadda lug aad u dheer kulahayd xiligaas.halkaas oo awoowgii kasoo shaqeeyay aabihiina uga danbeeyay raisal wasaaraha meesha uu ku dhasahy ee.boor bandar oo ah ama ahyd xiligaasi imaarad madax banaan.waxa kale oo ay lahayd caailada gaandi ganacsi aad u balaadhan oo macruuf ahaa xiligaas.waxa uu guursaday markii uu cimrigiisu ahaa 13 sano kaliya.waxaanuu dhalay afar caruura.
Mahatma Mohandas Gandhi | |
---|---|
Ku dhashay | Mohandas Karamchand Gandhi (1869-10-02)2 Oktoobar 1869 Gobolka Porbandar, Kathiawar Agency, Boqortooyadii Ingiriiska[1] |
Dhimasho | 30. Janaayo 1948(1948-01-30) (da'da 78jir) New Delhi, Delhi, Hindiya |
Sababta dhimashada | Shirqool |
Ku aasan | Raj Ghat, Delhi |
Naanees | Mahatma Gandhi, Bapu, Gandhiji |
Heerka Aqoonta | University College London |
Shaqada |
|
Loo yaqaano | Hogaankii dhaqdhaqaaqa xornimo-doonka, Satyagraha, Ahimsa |
Xisbiga siyaasadeed | Indian National Congress |
Dhaqdhaqaaqa siyaasadeed | Indian independence movement |
Xaasaska | Kasturba Gandhi (g. 1883; geeriyooday(tay) 1944) |
Ilmaha |
|
Saxiixa |