Maakhir
From Wikipedia, the free encyclopedia
Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Maakhir waa maamul goboleed ka mida ah kana tirsan jamhuuriyadda Soomaaliya. Maakhir waxa ay ku taalaa waqooyi Bari soomaaliya, waxaa ay ku abtirsataa gobollada Sanaag H/land, qaybo kamid ah gobolka bari iyo sool, waana maamul midnimo soomaaliyeed raba Waxa ay bahwadaagyihiin Maamulka Khaatumo.
Quick Facts ولاية ماخر الصومال, Luqadaha rasmiga ah ...
Maakhir State of Somalia ولاية ماخر الصومال
|
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Heesta qaranka: Soomaaliyeey toosoo | ||||||
Magaalo madax | Dhahar | |||||
Luqadaha rasmiga ah | Somali and Arabic | |||||
Xukunka | Federal state | |||||
- | President | Jibril Ali | ||||
- | Vice-President | Ahmed Guure Adan |
Close