![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/f/f1/Laas_Geel.jpg/640px-Laas_Geel.jpg&w=640&q=50)
Af Soomaali
From Wikipedia, the free encyclopedia
Af-Soomaali waa luqad Afro-Aasiyatik ah oo ay leedahay laanta Kushiitik . Waxay afka hooyo u tahay Soomaalida ku nool dhulka Soomaaliweyn iyo qurbo joogta Soomaaliyeed. Afk Soomaaliga waa afka rasmiga ee Soomaaliya[2] , luqadda qaranka Jabuuti , iyo luqad ka shaqeeysa gobolka Soomaalida Itoobiya iyo sidoo kale Waqooyi Bari Kenya. Afka Soomaaliga wuxuu si rasmi ah ugu qoran yahay xarfaha Laatiinka.
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/b/b9/R.publication_Somali_language.jpg/640px-R.publication_Somali_language.jpg)
Quick Facts Soomaaliya, Dhalad u ah ...
Soomaaliya | |
---|---|
Af-Soomaali اللغة الصومالية | |
Dhalad u ah | Soomaaliya, Jabuuti, Kiinya, Itoobiya |
U ah afka hooyo | 34 milyan Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali (2019)[1] |
Qoyska luqada | |
Hab qoraalka | Latin (Rasmi), Farta Carabiga, Farta Cismaaniya, Borama, kadariya |
Xaalada Rasmiga | |
Ka ah Luqad rasmi | ![]() ( ![]() ![]() |
Koodka luqada | |
ISO 639-1 | so |
ISO 639-2 | som |
ISO 639-3 | som |
{{{1}}} |
Close