Lacagta laga isticmaalo jabuuti From Wikipedia, the free encyclopedia
Faranka Jabuuti (Af Faransiis : Djiboutian franc; Af Carabi : ar) waa lacagta dowliga ah ee laga isticmaalo wadanka Jabuuti. Lambarka diiwaangelinta caalamiga ah waa ISO 4217, waxaana summad u ah DJF.[2][3]
Lacagta Jabuuti | |||
---|---|---|---|
Jabuuti frank الفرنك الجيبوتي | |||
| |||
ISO 4217 fure | DJF | ||
Bankiga dhexe | Bankiga Dhexe ee Jabuuti | ||
Website | www.banque-centrale.dj | ||
Adeegsade | Djibouti | ||
Sicir barar | 2.1% (2015)[1] | ||
Ilaha warbixinta | The World Factbook, 2013. | ||
Sarifka | U.S. dollar = 177.721 frank | ||
Qaybaha | |||
1/100 | senti | ||
Sumad | Fdj | ||
Ka samaysan shilin: 1, 2, 5, 10, 20, 50, 100, 250, 500 Fdj | |||
Ka samaysan warqad: 40 (commemorative), 1000, 2000, 5000, 10,000 Fdj | |||
Sanadkii 1884 waxaa la aasaasay maamulkii Xeebta Soomaaliyeed ee Faransiis wakhtigaas oo lagu istimaali jirey Lacag Faransiis iyo Lacag Hindi. Si kastaba ha ahaatee, sanadkii 1948 ayaa Jabuuti loo sameeyay lacagta shilinka ah markii ugu horeeysay taasi oo loogu magac-daray "Côte Française des Somalis". Markii wadanka Jabuuti qaatey xoriyada 1977 ayaa dib uhabayn balaadhan lagu sameeyay lacagta wadanka.[4]
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.