Kuuleey
From Wikipedia, the free encyclopedia
Kuuleey waa noole yar oo ka mida naasaleyda qodaxaha leh ee bahda Erinaceinae. Waxaa jiro todobaatan nooc oo kuuleey oo ku nool qaaradaha Yurub, Aasiya iyo Afrika. Ma jiraan kuuleey u dhalatay Australia ama qaaradaha Ameerika.
Quick Facts Xidig dhul, Kala soocida cilmiga ah ...
Xidig dhul[1] | |
---|---|
European hedgehog | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Animalia |
Faylam: | Chordata |
Gacalka: | Mammalia |
Dirka: | Eulipotyphla |
Bahka: | Erinaceidae |
Bahka hoose: | Erinaceinae G. Fischer, 1814 |
Genera | |
|
Close