![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/4/4b/Lightning3.jpg/640px-Lightning3.jpg&w=640&q=50)
Koronto
From Wikipedia, the free encyclopedia
Koronto (Af Ingiriis : Electricity; Af Carabi : arā) waa awooda socodka elektaroono danabeysan. Sida caadiga ah korontadu waa ili-maqabatey, awood unugyo dabaysan oo socda kuwaasi oo qeyb ka ah awooda electromagnetismka. Jiritaanka korontada waxaa xidhiidh dhow la leh waxyaabo dhowr ah kuwaawi oo ka mid yihiin hilaaca, danabka, biriqda iyo noocyo kale.
![Hilaac habeenimo ku dhacaya magaalo.](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/4/4b/Lightning3.jpg/640px-Lightning3.jpg)
Si kastaba ha ahaatee, korontadu waa halbowlaha dhamaan teknoolojiyada casriga ah ee maanta dunidu isticmaasho.[1]